hubaal hawaada cishqigan ii haya heedha hiin dujaaran uu halisaayee
akhaarkii xisbigaa i dogaanaye dareen maayoban damqanayaaye
la iskuma dayo laba isdoonaysoo dadkeenu waa haye la duurbidaye kuu door taayemay ii daayahane