1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
hubaal hawaada
cishqigan ii haya
heedha hiin
dujaaran uu
halisaayee
akhaarkii xisbigaa
i dogaanaye
dareen maayoban
damqanayaaye
la iskuma dayo laba
isdoonaysoo
dadkeenu waa haye
la duurbidaye
kuu door taayemay
ii daayahane