hadaanan ku cuslayn xagaaga cidlayn
ciirsigay ana kaa calool go'ayeey ciilow ba'

sidii geed ku yaal bankii giriyaad
goonidu waa mid laygu talo galayeey ciilow ba'

hadii tol laayahay ha la isku tagoo
yarkii tagay taar haloo diroyeey ciilow ba'

hedaydii gacanta ku haysaayoo
hadhkaagay naftay ii hoostaaleey ciilow ba'

Exit mobile version