gabyaaye gabyaaye
googaa dadow
garaaad baan la hadlayaa
la hadlayaa garaad baan lahadlaya
garaad baan la hadlayaa
gadeenaasoo kaley
geeduhuu naf uleeyihiin
hadana waxa gaadhaye
intaa laga goynayaa
gar iyo dow kuma ahoo
godobi meel yeelatee
gafuur lahadlaan ku ool
gudbaye waxan uga socdaa
gabadhi waataan ahaa
gayaankay way jacalaa
markuu guur ii eekaa
wataad iga laafatee
gacalo hooyoy gacalo
gacalo laba goor dhinte
godkiyo iilka igu rida
goohayo gahaayee
gabal dhacay dadow
gadaal.maw soo noqda
intey goori goortahay alla fulow
guuli kuu dhaw dahay
hadii gabadh kula gudboon
aqoon gaabnibaa gabtoo
wanaagii kaa galbadoo
goraya haad noqotayo
gobiyo xaalkeed iswaa
gudbaye waxan uga socdaa
geerida waa loo dhashaa
gunimo waa laga dhintaa
gaf waakii laga dhintee
goobtaa idinkaa idhigay
gacalo hooyooy gacalo
gacalo laba goor dhintee
godiyo iilkaygu ridaa
godiyo iilkaygu ridaa

Exit mobile version