gabyayeey gabyayeey
googaa dadow garaadbaan
lahadlayaa lahadlayaa
garaadbaan lahadlayaa
gadeenaasoo kalay
geedihu naf uleeyihiin
hadana waxa gaadhayee
intaa laga goynayaa
gar iyo daw maahoo
godobi meel yeelatee
gafuur lahadlaan ku ool
gudaye waxaan uga socdaa
gabadh waataan ahaa
gayaankay waa jeclaa
markuu kuu ii eekaa
wataad i galaafatee
gacal hooyooy gacalo
gacalo laba goordhintee
godkiyo iilka igu rida

goohayeey gabal dhacay
dadow gadaal ma usoo noqdaa
intay goori goortahay
ala fulow guuli kuu
dhawdahay hadii talo
ku gudboon aqoon
gaab nimaa gabtoo
wanaagii ka galbado
goroyo haad noqotooo
gob iyo xaalkeed is waa
gudiye waxaan ugasocdaa
geerida waa loo dhashaa
gunimo waa laga dhintaa
markuu guur ii eekaa
waataad igalaafatee
gacalo hooyooy gacalo
gacalo laba goor dhintee
godka iyo iilka ugu rida

Exit mobile version