xalaytaan hurdada ku hawaawiyoon
hoy raaxo badan hebeloon jeclaa
ubad ugu hayoon maantana guushaan hantiyay

guushaan hantiyay ka haraadniyee
hinqadaye ALLAHAYAW hubaal iiga yeel

xalaytaan hurdada ku haloosiyoon
hoodiyo nasiib ii hiiliyoo
heer sare noqdoo maantana guushaan hantiyay

Exit mobile version