xalaytaan hurdada
ku hawaawiyoo
hoy raaxo badan
hebaloon jeclaa
ubad ugu hayoo
maantana gushaan
guushaan hantiyay
ka haraamiyee
hinqadaye ALLAHYOW
hubaal iiga yeel

xalaytaan hurdada
ku haloosiyoo
hoodiyo nasiib
ii hiiliyoo
heer sare noqdoo
maantana guushaan
hantiyay ka haraadmiye
hinqadaye ALLOW
hubaal iiga yeel

Exit mobile version