xalaytaan hurdada
ku hawaawiyoon
hooy raaxo badan
habeloon jeclaa
ubad ugu hayoo
maanta guushaan hantiyey
guushaan hantiyey
kaa raadiyee
ku helee allahayow
hubaal iiga yeel

xalaytaan hurdada
ku haloosiyoon
hoodiyo nasiib
ii hiiliyoon
meelsare noqdoo
maanta guushaan hantiyey
guushaan hantiyey
kaa raadiyee
ku helee allahayow
hubaal iiga yeel

Exit mobile version