sida laamaha looshaha
ama laan madheedhloo
lugbiyo ah ku taaloo
intuu koor iilulay
leegleeganaysaa
hoobaan laliicdaadaaad
quruxdeedii leedahood
ana la iigukaa ladhay

waxaan leeyahay
markaan ladaan ku eegaba
maliqdaa ma lagadaa
luqutaabad sudhataa
sidaad iigu lamaantahayeey
ama iigu ligantahayeey
labada naas dhexdeediyo
laga kugu nanabayee
aynu lagdamaynee
waynu laacdamaynaynaa
anoon laama doodin
libdhadu soo baxdaaye
markay laydhaadu iqabataba
anigu adiga waxaan isleeyahay
ma laashaaa malaashaa mise
laqanyada la jiiftaaye

Exit mobile version