nabi aadan cishidii
caradaba lakeenoo
ilamaa iyo caawadan
cimrigiyo dharaaraha
cidna looma hekinoo
cisho qudha ma baaqan
sanadyahow cusaybki i
caamyahow jadiidki i
curataye illaahey
mid cawe le ha kaa
dhigo ha kaa dhigo
nimco caynba cayniyo
nabad caano lagu dhamay
noloshuna cudoontahay
cirku daa im istaadhey
naq cagaaran iyo doog
laxdu naysha uga cido
sanadyahow cusaybki i
caamyahow jadiidki ihi
curataye ilaahay mid
cawo le hakaa dhigo

sanad noqo caqiibe le
sanad wada caruusyo ah
cawlaalo badanaa
cawlaadna gaalafadeeya
niyad tahay cibaadadu
cindigana mid laga yahay
sanadyahow cusaybki ihi
caamyahow jadiidki ihi
curataye ilaahay mid
cawo ha kaa dhigo

Exit mobile version