VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caruurta kow barashada lambarada - Lyrics

Kow kobaadley kow kobaadley Kow kobaadley kow kobaadley Laba liibanley laba liibanley Laba liibanley laba liibanley Saddex saalo bidho sadhex saalo bidho Saddex saalo bidho sadhex saalo bidho Afar ooli Jano afar ooli Jano Afar ooli Jano afar ooli Jano Shani sheekaysay Shani sheekaysay Shani sheekaysay Shani sheekaysay 2× Lixi laan jiiday lixi laan jiiday Lixi laan jiiday lixi laan jiiday Todobaa tirisay todobaa tirisay Todobaa tirisay todobaa tirisay Sideeduna suuban sideeduna suuban Sideeduna suuban sideeduna suuban Sagal xawxawley Sagal xawxawley Sagal xawxawley Sagal xawxawley Tobon tiro buuxa tobon tiro buuxa Tobon tiro buuxa tobon tiro buuxa 2×
Queue is empty
-- / --