VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Caruurta kow barashada lambarada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aar maanta
Caruurta kow barashada lambarada

Kow kobaadley kow kobaadley
Kow kobaadley kow kobaadley
Laba liibanley laba liibanley
Laba liibanley laba liibanley
Saddex saalo bidho sadhex saalo bidho
Saddex saalo bidho sadhex saalo bidho
Afar ooli Jano afar ooli Jano
Afar ooli Jano afar ooli Jano

Shani sheekaysay Shani sheekaysay
Shani sheekaysay Shani sheekaysay

Lixi laan jiiday lixi laan jiiday
Lixi laan jiiday lixi laan jiiday
Todobaa tirisay todobaa tirisay
Todobaa tirisay todobaa tirisay
Sideeduna suuban sideeduna suuban
Sideeduna suuban sideeduna suuban
Sagal xawxawley Sagal xawxawley
Sagal xawxawley Sagal xawxawley

Tobon tiro buuxa tobon tiro buuxa
Tobon tiro buuxa tobon tiro buuxa

codkii Aar maanta