anuunbaan dhalaan sidii
ku doondoonayo
dhaawac halista gaadhiyo
dhibta kaa ilaashaa

iguna dhamaysaye
dharaar qudha ismaad odhan
dhiniciisa soo eeg
caashaqa dhadhami dhudiya
ruuxii dhab kuu jecel
dhibta looma quudhee

sida ubax dhalaal badan
dhaayahaygu kuu jecel
wax dhantaala quruxdo
dhagtu diido hay odhan

dheemanti jacaylkaay
sida sheekh cilmiga dhiga
ayaan kuu dhagaystaa

Exit mobile version