gacalkii aan ahaynn
adigaa gooyee
galin cidlaa
galab iiga guurtee
gabalkii dhacyee
guuraha habeen
guri iima hayside
go,doomay ani waan go,doomaye
garab kaama haystee

gabalkii dhacyee
guuraha habeen
guri iima hayside
go,doomaye ani waan go,doomaye
garab kaama haystee
go,doomaayee
garab kaama haystee

gacalkii aan ahayn
adigaa gooyee
galin cidlaa
galab iiga guurtee

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version