VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Adiguna jacayl daran mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Diini
Adiguna jacayl daran

diigaa habeenkii
marku waagu daalaco
hiir cado soo baxdo
dayaxoo bar kala maqan
sababtuu u yeedhaa

diinkuna ma dhuun yado
dareemada abaartuu
afka wuu u diidaa
haduu gugii ka daaqee
ana dookhu yaab lee
siduu iigu kaa diray
dawooy adiga mooyee
dumar kale ma eegee

dan kaama lehee taa dhaaf
waa doqonee ha u jabin
dadbaa igu yiraahdee

anba diraadiraha iyo
dadka kaa xanaaqee
dartay kugu colaadsha
intaa daaya leeyee

adiguna jacayl daran
sideed iigu daysaa
nafta waad damqaysaa
sideed uguu daraataa
eed iiga durugtaa

hadal iigu diida
dadka iigu maqashaa

daya awrka geeliba
wuxuu micida duugaa
dayrt iyo gugii
isba dayr cadkiisuu
sheeda uga doobiyaa

markuu daalo xiisu
wuu kali dawafaa
danbarsamaha cawlkuba
dabaylaha ka faashee
anba dooku yaablee
siduu iigu kaa diray
dawooy adiga mooyee
dumar kale ma eegee
by masuul.com

codkii Abdi Diini