dahaboy walalay inta dunida joogtaan kaa doortay adigee marna diiday hay oran x2
adna tii ideeq daay wuxuu duunyo leeyahay raga way udaran tahay x2

hada hadad hadaa aad
dumar tihiinba daaroole iyo howd bodhari ku duugteen x2
walee duumo may dilin waxaa loogu dowgalay daqarada warkiniyo dan dan sigiinee x2

adoon diidin dokhiyo danta inaan wadaag nana
isku daali maynee hada ma dadab galaynaa x2

taan dumar ka doortay ha ii laba diblaynoo hadayicin naftayde marun ii calol dabac
doog soo baxaayiyo saxan saxo da'ay saay sidaan doono iiyeel oo yeel x2

cashaqu cashaqu cashaquna dad kani qabee duufaan sideedii dabayshuu ku raac shaa x2

markuu kula durkaayo meelaan duulba lagu arag
dugaagiyo ladaristaa duur joogta xoolaha x2

adoon diidin dokhiyo danta inaan wadaag nana
isku daali maynee hada ma dadab galaynaa x2

isku daali maynee hoy madadab galaynaa
hada diyaar matahayoo
hooy madadab galaynaa x2

Exit mobile version