siduu laxawgu ii galay
xadhig igu giijiyay gami
waayay jiifkii
amba way gilgilayoo
ila gaadh kalgacalkii
maruu igu guntaashee
kalgacaylkan gaamuray
gardaduubka ii xidhay
ee xalayto ila guday
gaar u go ay miyaa jirayeey

Exit mobile version