Iga maqan iga maqan
Mataankeygii geed
Qariyee hee hee hee
Ana mantaba caashaqa
Sida mayeyga roob kuu
Intuu meel biya'a dhigay
Dhex maquurshay geedAha
Mahiigaan jacaylbaa
Meel dheer i dhigayaa
Iqaadaa i dhigayaa
Igu mudan igu mudan
Igu mudan xusuus dad
Nimo
Mahuraan waa labad
Eenee hee hee hee
Ana mantaba caashaqa
Sida madiga hooyadu
Kama celiso moodkaba
Marka ay jaleecdee
Ana meel idamaqdaa
Mowjadi isidataa iqaadaa
Isidataa

Exit mobile version