Nadrigaa mankiyo qalbi niyada ku talaalaney,
Neecow iqaboojisiyo nagaadihii caashaqaay,
Nasteexadi aragaiyo indhahaay nuurkoodiyeey,*2

Xubnaha nuuxsiga jirkiyo,
halbowlaha lagu mudyeey*2

Mudabaa nabarkii aan qabay midii aan kaga nastaay ,
Anigu taan naawilee nasiibku i raaciyaay *2.

Gayaan kalena u nacee dartaa nidarka u galee
Ka sahansaday noolaha naftay u doorbidaay,*2

Naxwaha hadalkay waxan nuxurkii ku xidhay *2.

Jacaylkeeni nagaa nasiibkeeni shaqeee *2

Guurkeenuna wuu najaxay *2
nagaadi aroosku noqoy nagaada aroosku noqoy

lyrics by Phuad Abdy Esmail

Exit mobile version