Wel wel buu goconayo
Kolb lagu wareeryoo
Waabay kharaar iyo
Sun buu kuu walaaqaa
X2

Marna waa jidkaagoo
Mayaqaan wax garad
Iyo wehelkiyo dhalaan
Kuu toobiyaha ka wee-
Shaa waynow ku bari-
Nayee nabad baadi
X2

Walaalkay rumaadow
Dhiiga aan wadaag
Now wax yeelaa
Nagaadhoo waax
Baa namaqanoo
Warba noma hayside
Aan wada imaanee
Sida sidaa hoy sidaa
Siidaa kadaa wadan
Ka saan udhaanoo
X2

Diintii wacnayd iyo
Dhaqanka waalid
Keeniyo dhaqan wiiq
Min waligii dhan wal
Bay ka liitaan x2

Waayeel talo maseeg
Too wax sheegana ma
Daayee midkan wali
Wareersanee inuu wado
Dagaalada wali lagu
Sasabayoo haku deeq-
Do waanadu x

Walaalkay rumaadow
Dhiiga aan wadaag
Now wax yeelaa
Nagaadhoo waax
Baa namaqanoo
Warba noma hayside

Aan wada imaanee
Sida sidaa hoy sidaa
Siidaa kadaa wadan
Ka saan udhaanoo
X2

Exit mobile version