Naagaha ma guursado
ninkii duunyo waaye
mana geyoo sidoo kale
kolkii uu gacan marnaade
(2x)

[Dhextaal]
Garaad daran nafteydaay..
geed dheer ha fuulinee
Gar daran nafteydaa..
geed dheer ha fuulinee

Gaagaabso yaad noqon
galoof olol aan deyninee
(2x)

Marka kaaga garaabay
arimo aadan garaneyn
kugu siiyey gacantaad
gabcaan maran i moodeyee
(2x)

[Dhextaal]
Garaad daran nafteydaa..
geed dheer ha fuulinee
Gar daran nafteydaa..
geed dheer ha fuulinee

Gaagabso yaad noqon
galoof olol aan deyninee
(2x)

Exit mobile version