inkasatoon ku caashaqay
oon ceesh wadaagnoo
ala calaf baan la celin karin
wali ciil ismaan odhan
calooshayda maan galin
inaad cadho la hoyotee
nabsibaa carada jira
cidii ay colooobaan
armaad aalakh cadaw ka dhigata

cishadaan ladnaadee
cudurkaagu iga baxay
caku saw imaad lurin
igu curisay kalgacalkaan
cindiga ka gooyee
ma cidlaysay maantana
nabsibaa carada jira
cidii ay coloobaan
ka cadgoosanaayee
armaad aalakh cadaw ka dhigata

Exit mobile version