dhudi dhooley dheemaneey dhexda ii dhiib dheelnee
wacad ruuxna lama galin noloshiyo wacnaantoo
waa wareegto dunidu yoo qofba weel uu culayoo
wadku lama huraan yahay
waagii baryiyo ayaamaha wakhtigu wax horley sidaanoo
farxadiyo walaacuba waa laba mataana ah

rajadiyo wanaagii naftaydani ku waynaa
adaa wiiqay maantoo wadnihii ku tabi jiray
samir wahesho baan idhi

walbahaar daraada naf wisiisiyaysaa kusii wiirsataayo
wadneheeda goysaa ood wadhi ku dhaaftaa
taan u wiiqmay awgeed i wanaajin waydoo
ana waayi maaye qadar wayne mooyee waan dhawrayaa wali

Exit mobile version