VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gurigiina jooga - Lyrics

cudurbaa gilgilsyoo kala gooyay gurigiina jooga umadu galaftaa god iyo iilbuu galiyo wuxuu hadimo gaysta dad goobyan inayse gadh cadaagi madhayo gaban iyo duqayba galab walba tagaysa maydhaa gacmihiina maydha gacmaha maydhoo farta gadhka hay af daboolka gashoo gurigaaga joog geedka boogsiya oo cudur aan la garanayn dawadiisa gaarkee gurigaaga joog goobaha caweyske dadka gabi yimaadan gees uga fogow gacamahiina maydhaa waa caabuq galayoo qof da' weyn qudh gooye ha qarsan galaaftuhu hadii uu gudaha dago maydhaa gacmihiina maydha gacmaha maydhoo farta gadhka hay af daboolka gashoo gurigaaga joog
Queue is empty
-- / --