VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gurigiina jooga mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi hani Haashi
Gurigiina jooga

cudurbaa gilgilsyoo
kala gooyay
gurigiina jooga

umadu galaftaa
god iyo iilbuu galiyo
wuxuu hadimo gaysta
dad goobyan inayse

gadh cadaagi madhayo
gaban iyo duqayba
galab walba tagaysa
maydhaa gacmihiina maydha

gacmaha maydhoo
farta gadhka hay
af daboolka gashoo
gurigaaga joog

geedka boogsiya oo
cudur aan la garanayn
dawadiisa gaarkee
gurigaaga joog

goobaha caweyske
dadka gabi yimaadan
gees uga fogow
gacamahiina maydhaa

waa caabuq galayoo
qof da' weyn qudh gooye
ha qarsan galaaftuhu
hadii uu gudaha dago
maydhaa gacmihiina maydha

gacmaha maydhoo
farta gadhka hay
af daboolka gashoo
gurigaaga joog

codkii Abdi hani Haashi, Hodan Abdirahman, Shaadiyo Sharaf, Suldaan Sareer, Yurub Geenyo