inta uu igu jiro kalgacal
naftuna kali ku tahay adi
kaaftoon maloho qalbigu
aduu kugu kooban yahay
kas kiyo maankaad degtoo
maankaad koolkoolisaa
roodaay kashu iidegtaa
kurbada caashaqu tagtaa
kolka aan kuhelaan adiga
korkaygu dubaaxiyaa
intaan kuu qabo jaceyl
maankaygu xagaaga yahay
kaskiyo maankaad degtoo
maarkaad kool koolisaa
roodaay kashu iidegtaa
kurbada caashaqu tagtaa

Exit mobile version