intaa uu igu jiro kalgacal
naftuna kali kuu tahay adi
kaaftoon malahoo qalbigu
aduu kugu kooban yahay
kaskiyo mmaankaad dagtoo
markaad koolkoolisaa
roooday kashu ii dagtaa
kurbada caaashaqu tagtaa

kolka aan ku helaa adiga
korkaygu dubaaxiyaa
intaan kuu qabo jacayl
maankaygu xagaaga yahay
kaskiyo maankaa dagtoo
markaad koolkoolisaa
roodaay kashu ii dagtaa
kurbada caashaqu tagtaa

Exit mobile version