duunyoo waa dhigshada
darsi waa dhugashada
dirku waa dhalshada
dadna waa dhaqashada

ana doorkaan ullshada
doon doonka lahashada
ama dawga garashada
iyo daadka hibashda

waa dareenka muhashda
iyo dookha jamashda
waxaan haniyoow danqashda
kugu doortay xulashda

waa dareenka muhushda
iyo dookha jamashda
waxaan asma damqashda
kuugu doortay xulashda

dugsi waa tabcashda
duco waa kasbashada
dambi waa hagrashada
dadna waa barashada

dalandoolka tayashada
durba maanku gocoshada
doonistiiyoo tabashada
ma la diiday hafashda

waa danaynta xebashda
iyo doorkan xilashda
waxaan haniyoow deexashda
kugu daalay filashada

waa danaynta xibashad
iyoo doorkan xilashda
waxaan asma deexashada
kugu daalay filashda

Exit mobile version