Howshii jaceylkan la hiitiyaa
Haddimadiisaan la heesayaa
anoo hurdaad I hor timaaddaa
Markaan hamba baro ku haabtoon
hadana toosoo ku waayay
markaan hamba baro ku haabtoon
hadana toosoon ku waayay
kuwaay kuwaay
Anoo hadrayoo hugmayaan hareeraha kaa dayaa
Kaa dayaa naa hortaydaan kaa dayaa
kaa dayaa Jabuutaan kaa dayaa
markaan hamba baro ku haabtoon
hadana toosoo ku waayay
markaan hamba baro ku haabtoon
hadana toosoon ku waayay
Kuwaay kuwaay

Annoo hadrayoo hugmayaan hareeraha kaa
Kaa dayaa naa hortaydaan kaa dayaa
Kaa dayaa halkiibaan kaa dayaa
Adna Hodaneey habi noqoo
Adna Hodaneey habi noqoo
Haamadda isii taydana hoo
Hada keen gacan, nolol aynu hiigsanee
Illa dheel ila dheel habdho ila dheel.
Adna Hodaneey habi noqo oo
Adna hodaneey habi noqoo
Haamadda isii taydana hoo
Hada keen gacan, nolol aynu hiigsanee
Illa dheel ila dheel habdho ila dheel.
Hibooy kal gacal baan la hogmayaa,
dumar xidhnaa baan halaynayaa
Hilaac baxayaan la hadlayaa
Huradada hami kugu xasuustoon
Hawada kaasoo salaaamay
Salaamay salaamay.

Exit mobile version