VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaar bay uleedahay galmudug - Lyrics

Abwaan gabayo tiriyiyo sugaanto gabigeed heeso aan la gaareeyn Dhaqankeena guunka ah guri lagu gardaadshiyo gaar bay u leeyihiin Galmudug Galmudgeey Gobonimo u dirirkii gulufkii colaadihii gayigeena soo maray Geesi aan gadaal marin gabashana aqoonin gaar bay u leeyihiin galmudug galmudugeey Calankeena guud suran kuwa gaarka ka hayee gurmadka u ahaayee garyaqaan odayaal oo gudoonsho taladiyo Gaar bay uledahay Galmudug Galmudugeey Suxufiyo garaad dheer guuxiyo qabiilkana kuwii aan ka qayb galin Gardariyo adeego garab kooda kuwii jiray gaar bay uleeyihin Galmudug Galmudugeey Culimo garasho wacan loo la gubaabsho umadooo wacdigana gudbinayee Diinta gargaaro xumuhuna gubaayoo Gaaar bay uleeyihiin Galmudug Galmudgeey
Queue is empty
-- / --