VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gaar bay uleedahay galmudug mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Holland
Gaar bay uleedahay galmudug

Abwaan gabayo tiriyiyo sugaanto
gabigeed heeso aan la gaareeyn

Dhaqankeena guunka ah guri
lagu gardaadshiyo gaar
bay u leeyihiin
Galmudug Galmudgeey

Gobonimo u dirirkii
gulufkii colaadihii
gayigeena soo maray

Geesi aan gadaal marin
gabashana aqoonin gaar
bay u leeyihiin galmudug
galmudugeey

Calankeena guud suran
kuwa gaarka ka hayee
gurmadka u ahaayee

garyaqaan odayaal
oo gudoonsho taladiyo

Gaar bay uledahay
Galmudug Galmudugeey

Suxufiyo garaad dheer
guuxiyo qabiilkana
kuwii aan ka qayb
galin

Gardariyo adeego
garab kooda kuwii
jiray gaar bay uleeyihin
Galmudug Galmudugeey

Culimo garasho wacan loo
la gubaabsho umadooo
wacdigana gudbinayee

Diinta gargaaro xumuhuna
gubaayoo

Gaaar bay uleeyihiin
Galmudug Galmudgeey

codkii Abdi Holland, Abdirisaaq Gaadaco, Abdirisaq Alteesto, Farhia Fiska, Ikraan Caraale, Jihaan jalaqsan, Jooqle, Maryan Mursal