Abwaan gabayo tiriyiyo sugaanto
gabigeed heeso aan la gaareeyn

Dhaqankeena guunka ah guri
lagu gardaadshiyo gaar
bay u leeyihiin
Galmudug Galmudgeey

Gobonimo u dirirkii
gulufkii colaadihii
gayigeena soo maray

Geesi aan gadaal marin
gabashana aqoonin gaar
bay u leeyihiin galmudug
galmudugeey

Calankeena guud suran
kuwa gaarka ka hayee
gurmadka u ahaayee

garyaqaan odayaal
oo gudoonsho taladiyo

Gaar bay uledahay
Galmudug Galmudugeey

Suxufiyo garaad dheer
guuxiyo qabiilkana
kuwii aan ka qayb
galin

Gardariyo adeego
garab kooda kuwii
jiray gaar bay uleeyihin
Galmudug Galmudugeey

Culimo garasho wacan loo
la gubaabsho umadooo
wacdigana gudbinayee

Diinta gargaaro xumuhuna
gubaayoo

Gaaar bay uleeyihiin
Galmudug Galmudgeey

Exit mobile version