VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Hodaneey Hodaneey Cirkoo Hoori Waagiyo Caro Aan Gureyniyo Harko Lagu Nastaa Tahay Hodan Maarmee Hanaankaaga Wacaniyo Hubqaadkaagan Quruxda Leh Hodan Sanadkan Kiisana Ilaahey Hakugu Simo Habeen Iyo Dharaar Hiigso Nolol Barwaaqaa Hodaneey Hodaneey Caashaq Baa I Helayoo Igu Xeray Hoggaan Adag Halbowlaha Wadnaha Iyo Halistuu I Degay Hubaal Badan Nafteydaay Hami Baad I Galisoo Ku Hiloobay Awgaa Hodan Sanadkan Kiisana Ilaahey Hakugu Simo Habeen Iyo Dharaar Hiigso Nolol Barwaaqaa) heestii hodan ee abdi holland By dayran omar February 8Dayran Omar Bashar Xalaaloo Diin Lagu Barbaarsho baarinimo U Dheerto Bilaahi bilaahi Raaliya Weeyaanee..x2 Bi'imaayo Jaceylkeedu Waa waa Mid Igu Balaartee...x2 beerkiyo Wadnaha Iyo qabligu Ku Baahayee....x2 Barbaarteeda Hooyadoodee xaaskeyga Baarliineey Noolow adaa Baariyan Ku Bogee alow Balloo Dhan Kaa Xijaab....x2 Heleey Heeley Heeley Waaya wayaaba Heeley Heeley Waa...x2 Bogga labaad Boqoradii Nafteydaay bidhaantaan Ku Eegee barbarkeyga Joogtaa farxadii farxadii Igu Badataayee....x2 Bartii Aad Ku Dhalatiyo Mustaxiil mustaxiil Oo Barwaaqa....x2 beryo Inaan Ku Geeyaan boga Aan Ka Jeclehee...x2 Barbaarteeda Hooyadoodee xaaskeyga Baarliineey Noolow adaa Baariyan Ku Bogee alow Balloo Dhan Kaa Xijaab....x2 Heleey Heeley Heeley Waaya wayaaba Heeley Heeley...x2 ) Lyrics by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --