Raasamaalka guurkiyo
Raaxada aduunyada
raaliya ninkii hela
raganimo ku faanee ~
Haa haa….2X

Nafteydaa ku raacdee
Waa runee waa runee
adne ha iga roorin…2X

(((BOGGA LABAAD)))

Geel rimay ninkii sugay
Raadsaday markuu dhalo
Danberkiisa maala
baahida Ka reystaa ~~~…..2X

Nafteydaa ku raacdee
Waa runee waa runee
adne ha iga roorin….2X )))

lyric by Dayran omar

Exit mobile version