sida madax maan RABIGAY ku shabayo
raysiyo xareed ubax raaracoo
caleemuhu ruxmanayaan

lagu reeya oo ruuxii arkaa
rubadiyo qalbiga naftu raali noqon

rajadaan qabaay
rug barwaaqiyo
reer lagu nastaay
aan raaxaysanee
hoo jacaylka roodaay

Exit mobile version