i love aas ka bilaabmaa
asalkiisa jaceyl ku ogaa
amoore waaa ku abuurma
anaa kaam ooli karaayee
uurkaad iigu taalaa ogaaw
ahlan axibak aboow
axlan naas adaa ii ahee
anaa kaa aalan maayee
axdigaa waan oofinaayee
ajaajiina ajaa ajaajiinaa ajaajaa
ilajoog jilbaha isaar
habakoo jaas ila dheel
jahadaad iqaadayee
ujanboodayee aawadaa

axdigaaga waa oofihaahe
ereygaaga itidha waa u istaganhee
markaan amarkaaga madiidinee
adi waaye ishaaradaydee
aqal asaas laheen ma adkaado
ooftii caashaqaagaan la irdaranahee
aan aan la ildaranahee
ubax soo udgaayiyo uforoobad itahee
ajaajaa ajaajiina aajaaja ajaajiina
afaridoodka iyo abeeska
ana aadi kookale asalooti
iigu amow agagaarka ulasheeftee

Exit mobile version