VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faaraxyaasha - Lyrics

Faarax Faaraxiinta Faaraxeeda Faaraxooda Faaraxyaasha X2 Faarax Faarax Si xun u fakarow Faarax Xaliimo xaajigeed X2 Sida u fudeedee sax iyo qalad nii kala sifiiyee x2 Soomaali Xalaal waxaa eh Jiilka Saddexaad iyo Saqiirada dalka ku nool iyo Say Walahi Janareshan X2 Sixun ha u korin sabi waaye Sunta qabiil ha mudin X2 Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2 Jigjiga dadkeed Soomaali Waaye JabuutI dadkeed Soomaali waaye Jubbaland Dadkeed Soomaali waaye Khaatuma Dadkeed Soomaali waaye Pundland Dadkeed Soomaali waaye Soomaaliland dadkeed Soomaali waaye Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2 Gaarisaa dadkeed Soomaali waaye Galmudug dadkeed soomaali waaye Koofur galbeed dadkeeda soomaali waaye Hiiraan dadkeed soomaali waaye Xubin iyo xeeb dadkeed soomaali waaye Muqdishoo dadkeed soomaali waaye Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2 Hooyo Soomaali caruurteed Soomaali waaye Soomaali ninkii la dhashow soomaali waaye Sidii Xirsi iyo Xaayow Xaqiiqdii Xidid waaye Muriidi iyo Maygaag marna qaraabo waaye Marna Macaruufo waaye Reer weeye iyo Reer waaye walle Walaalo waaye X2 Faarax Faaraxiinta Faaraxeeda Faaraxooda Faaraxyaasha X2 Faarax Faarax Si xun u fakarow Faarax Xaliimo xaajigeed X2?
Queue is empty
-- / --