VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Faaraxyaasha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Maaxi Munye
Faaraxyaasha

Faarax Faaraxiinta Faaraxeeda Faaraxooda Faaraxyaasha X2
Faarax Faarax Si xun u fakarow Faarax Xaliimo xaajigeed X2
Sida u fudeedee sax iyo qalad nii kala sifiiyee x2
Soomaali Xalaal waxaa eh Jiilka Saddexaad iyo
Saqiirada dalka ku nool iyo Say Walahi Janareshan X2

Sixun ha u korin sabi waaye Sunta qabiil ha mudin X2
Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga
Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2

Jigjiga dadkeed Soomaali Waaye
JabuutI dadkeed Soomaali waaye
Jubbaland Dadkeed Soomaali waaye
Khaatuma Dadkeed Soomaali waaye
Pundland Dadkeed Soomaali waaye
Soomaaliland dadkeed Soomaali waaye
Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga
Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2

Gaarisaa dadkeed Soomaali waaye
Galmudug dadkeed soomaali waaye
Koofur galbeed dadkeeda soomaali waaye
Hiiraan dadkeed soomaali waaye
Xubin iyo xeeb dadkeed soomaali waaye
Muqdishoo dadkeed soomaali waaye
Siyaasad haddii la isku seego dadku sinju buu wadaaga
Sokeeyo iyo Xigaal waaye Soomaali Soomaali waaye X2

Hooyo Soomaali caruurteed Soomaali waaye
Soomaali ninkii la dhashow soomaali waaye
Sidii Xirsi iyo Xaayow Xaqiiqdii Xidid waaye
Muriidi iyo Maygaag marna qaraabo waaye
Marna Macaruufo waaye
Reer weeye iyo Reer waaye walle Walaalo waaye X2

Faarax Faaraxiinta Faaraxeeda Faaraxooda Faaraxyaasha X2
Faarax Faarax Si xun u fakarow Faarax Xaliimo xaajigeed X2?

codkii Abdi Maaxi Munye