Ciro iyo wad mooyee
Cimri iyo aduun yadan
Caqli iigumuun hadhin
X2

Misnee caawa kahorow
Cindigayga muugalin
Caashaqa haween kuye
X2

Dookhii cilaalaa caal iyo
Candhadagee car carta
Iyo xiisaha caga dhigan
Ba waayee x2

Curub yahay baxaysaa
Cidba kuuma quuree
Cawo dhalad hadaan
Ahay calaf baa ikaasiin
X2

Tumashiyo ciyaar iyo
Cadaloolka gaab siga
Inkaston ku caan baxay
X2

Cadradii hablaha ugub
Qurux igu cajabisaba
Caweeskii makaan jiray
X2

Cudurada jacaylkiyo
Cilad baan lasoobaxay
Aragaagii curiyoo soo
Ciiray haatane x2

Curub yahay baxaysaa
Cidba kuuma quuree
Cawo dhalad hadaan
Ahay calaf baa ikaasiin
X2

Exit mobile version