Daganay aduunyada
Waxa dumar kunool
Kaa doortay adigoo
X2

Daruur ii hilaacdoo
Qalbigayga deeqdoo
Idawaysay bad tahay

Inkastoon ku daayacay
Kuma dayni karayee
Ha idayrin adiguna
Waan kuu diyaar ehee
X2

Dabeecadaada wacan
Baa darmaan yahay i
Deeqdoo mid kaloon
La dadab galo nafta
Kama dagaysee x2

Dadaal waxan ugalaya
Mar inaan dib kuu helo
Ha idayrin adiguna
X2

Mar hadan ku daayacay
May dhamaan duniduye
Ha dag dagina iisamir
Kuu daacad baab ehee
X2

Exit mobile version