faysaay aqoontiyo fahmadaada wacaniyo
fiiradaadu dheeraa
niyadaada faxaniyo wajigaagu furanaa
ficilkad u dhalatiyo maqalkagu fududa
qalbii kuu fayowba faaladaada jecelo
dadka kaaga faanee

farxadii naftaydaay aynu ful jacayliyo
fargalka isku galinee
hoo furaha caashaqa iga hoo

falaadhaha cadceediyo ubax baalka
furay iyo fad arooryo da ayaa
siduu kuugu faafuu jacaylkuugu fidaybu
ana labada fiid cawl fadhi iigu diido
wakhtigaan filayniyo fursadeni timide
faraj weeyi khayr qaba

Exit mobile version