Kacaan kan isdoor
Tayee kalgacayl isku
Guursadow ilayska
Iskaashadow karaa-
Maysan baatihiin
Ladan iyo liibaanow
X2

Adaa koos qurux
Sanay hablaha koon
Kani kunool adaa
Ukoreeya oo dhaman
Koobsaday amaan
X2

Hobeey ducaan kow
Ka oran hobeeya hob-
Eeya miskax koobi
Karin hobeya hobeyaa
X2

Farxad ayku dheehan
Tahay kun jeer baad
Mudan tihiin x2

Arooskii lagu kulmee
Kal iyo laab diiran leh
Kuli waayeel wada far-
Xaan kariim ha idinka
Yeelo ladan iyo liiban
X2

Guurkiina hibaan nidh-
Ee ku fura kaltuun iyo
Suhayb kalsooni reer
Ku dhaqan kasbada
Wada jire ahaada x2

Hobeey ducaan kow
Ka oran hobeeya hob-
Eeya miskax koobi
Karin hobeya hobeyaa
X2

Exit mobile version