jaceylku rafaad badnaa
markuu qalbigaaga rabo
wadnaha ruux kuu dagey
la raadiso ubax qurxoon
anoo rucubtii kalgacal
mudo larucleynayoo
markuu raasamaal arkaba
afkuba maba rogee
uurkeygu wuxuu rababa
afkeygu kala rooreyaa
rafaad iimuqdabaan
naftana raaxo uga dhugaa
maxaa ibaraya jaceyl
niyadu way raacdayoo
marnaba kama treebi karo
dawana rajay haysataa
rug bay nolol qaybsadaan
intuu waagu soor odhan
anoo raba oo unugul
riyaaq nololeed uqaba
qalbigu wuxu riixayaba
carabku maba soo rogee
uurkeygu wuxuu rabaa
afkeygii kala roorayaa
rafaad iimuuqdaba
maxaa iimuqdaba

Exit mobile version