shibbaa igu haboonayd
dibnahoon shakaale
wuxuu sharafki iga lumay
caqli jiray shaniyo toban
markii aan la shawree

shaw ileen haweenkubaa
shir ma moodo caashaqa
shil haduu ku haystee

waan kuu shareeree
waxaan shalyto kugu idhi
inaad dumar shirkoodiyo
ka dhex sheegto ma ahayn
sharftidaadi heedhe
waxa shiday naftaydii
ama dhididka iga shubay
nabarkaan shaqlaaayaad
shaacii ka qaadee

Exit mobile version