Dadka qaarbaa jira
Xumaheena raadshoo
Qalbiyada is jecel
Sii kala dilaayee
Xidhiidka dhexdeenana
Xaasidkiisa weeye

Qadar ALLE waa halkiisee
Wixii qalad dhacay
hadaan saxaya
Ana qaatay qaladkayga
Sumi sory mcn sory
bebe sory Rali iga noqo

Sumaya qalbigan kuu nugul
Adna waligaa ha ka quusan
Qurayshtii haweenkana waa adiga
Qalbi miyaan kaa ahaan karaaya

Sumi quruxbaad tahay
Ana kugu qaatee
Qalbigaad abaartoo
Igu qaalibaadtee
Xumaan kuuma quudhee
Qaalidii naftaydaay

Exit mobile version