VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunidaan - Lyrics

Dunidan casar joogtadaa Awaysin kalaha dankaa Ayaa ta habeen badhkaa Uu wakhtigu uu wakhtigu laqankaa Hadaan canabeey jacayl Cibaadaa kugu dul furay Colaadna dartaa u galay Adoo ciirsi la fadhiya Hadaan hadaan Hadaan calan kaa dul lulay 2x Ededadan ceeryaamadaa Cawriirka hababintaanee Calaamada qeybintaa Ayaan Cidi kugu lu'gaydhin 2x Ha noqon cid la'aan la mudaneey Caawanaan lagaa dhubi xune Sidiiyo ceeduu na garanee Jacaylkana ceeba badin Jacaylkana ceeba badin 2x Dunidan casar joogtadaa Dabaalaha caashaqaa Cilaaqdiyo faaladaha Cibaarada Cibaarada duunyahaa 2x Caloosha waxaan karkabo Hadii uu curcur taagan yahay Culays weyn igu hayaan Wax kale I cadaadiyaan Miyaan miyaan miyaan miyaan Miyaan caro daaqayaayee 2x Digaagyada caysmikaa Cataabada racadadaaee Caraabada joogsadaa Calool xumooy ku galin 2x Ha noqon cid la'aan la mudaneey Caawanaan lagaa dhubi xune Sidiiyo ceeduu na garanee Jacaylkana ceeba badin Jacaylkana ceeba badin 2x
Queue is empty
-- / --