VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dunidaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Tahliil
Dunidaan

Dunidan casar joogtadaa
Awaysin kalaha dankaa
Ayaa ta habeen badhkaa
Uu wakhtigu uu wakhtigu laqankaa

Hadaan canabeey jacayl
Cibaadaa kugu dul furay
Colaadna dartaa u galay
Adoo ciirsi la fadhiya
Hadaan hadaan
Hadaan calan kaa dul lulay
2x
Ededadan ceeryaamadaa
Cawriirka hababintaanee
Calaamada qeybintaa
Ayaan Cidi kugu lu'gaydhin
2x
Ha noqon cid la'aan la mudaneey
Caawanaan lagaa dhubi xune
Sidiiyo ceeduu na garanee
Jacaylkana ceeba badin
Jacaylkana ceeba badin
2x
Dunidan casar joogtadaa
Dabaalaha caashaqaa
Cilaaqdiyo faaladaha
Cibaarada Cibaarada duunyahaa
2x
Caloosha waxaan karkabo
Hadii uu curcur taagan yahay
Culays weyn igu hayaan
Wax kale I cadaadiyaan
Miyaan miyaan miyaan miyaan
Miyaan caro daaqayaayee
2x
Digaagyada caysmikaa
Cataabada racadadaaee
Caraabada joogsadaa
Calool xumooy ku galin
2x
Ha noqon cid la'aan la mudaneey
Caawanaan lagaa dhubi xune
Sidiiyo ceeduu na garanee
Jacaylkana ceeba badin
Jacaylkana ceeba badin
2x

codkii Abdi Tahliil