VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceeylada Waalida - Lyrics

Jacayladaan waalidahee Jacayladaan waalida ahee Jacaylka walaalahayeey Jacaylka waalidka ahee Wadnaha labadiisa Baal Wax ka sare laga tagoo Midbaa hada noo ah wali Mid kale uu soo socdaayee socdaayee Wey wuxuu keenayaa Dunida Farax iyo walaac Inaan weedh Cid ugu jirin ku jirin 2x Is weydaarta xidigaha Dadyohoow weynaanta iyo Wad iyo gabowba ku jira 2x Sidaa sii waayo aragoo War iyo sheekaa ku jira Wiilkiyo gabadhii is raba Dariiqoodaan wadaa 2x Jacayladaan waalidahee Jacaylka walaalahayeey Jacaylka waalidka ahee Wadnaha labadiisa baale Jacaylku waa ku weyne 2x Hablayohoow na wareeriyabee Marbaad noo wanaajisaan Idinka na walaaciyaa Marbaad noo wanaajisaanee 2x Nin iyo waagii aduun Daraad ruuxii wacnaa Laxaad waafiya lahayd lahayd Quruxda ku wanaagsanaa Wariya na geeyiyoon Waayeelnimada cunaysoo cunaysoo 2x Wajigu wuu dhubmayaa Wadnuhu wey wiiqmayaan Xoogbaa laga waayayaayee 2x Sidaa sii waayo aragoo War iyo sheekaa ku jira Wiilkiyo gabadhii is raba Dariiqoodaan wadaa 2x Jacayladaan waalidahee Jacaylka walaalahayeey Jacaylka waalidka ahee Wadnaha labadiisa baale Jacaylkooga ka weyne 2x
Queue is empty
-- / --