VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaceeylada Waalida mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Tahliil
Jaceeylada Waalida

Jacayladaan waalidahee
Jacayladaan waalida ahee
Jacaylka walaalahayeey
Jacaylka waalidka ahee
Wadnaha labadiisa Baal

Wax ka sare laga tagoo
Midbaa hada noo ah wali
Mid kale uu soo socdaayee socdaayee
Wey wuxuu keenayaa
Dunida Farax iyo walaac
Inaan weedh Cid ugu jirin ku jirin
2x
Is weydaarta xidigaha
Dadyohoow weynaanta iyo
Wad iyo gabowba ku jira
2x
Sidaa sii waayo aragoo
War iyo sheekaa ku jira
Wiilkiyo gabadhii is raba
Dariiqoodaan wadaa
2x
Jacayladaan waalidahee
Jacaylka walaalahayeey
Jacaylka waalidka ahee
Wadnaha labadiisa baale
Jacaylku waa ku weyne
2x
Hablayohoow na wareeriyabee
Marbaad noo wanaajisaan
Idinka na walaaciyaa
Marbaad noo wanaajisaanee
2x
Nin iyo waagii aduun
Daraad ruuxii wacnaa
Laxaad waafiya lahayd lahayd
Quruxda ku wanaagsanaa
Wariya na geeyiyoon
Waayeelnimada cunaysoo cunaysoo
2x
Wajigu wuu dhubmayaa
Wadnuhu wey wiiqmayaan
Xoogbaa laga waayayaayee
2x
Sidaa sii waayo aragoo
War iyo sheekaa ku jira
Wiilkiyo gabadhii is raba
Dariiqoodaan wadaa
2x
Jacayladaan waalidahee
Jacaylka walaalahayeey
Jacaylka waalidka ahee
Wadnaha labadiisa baale
Jacaylkooga ka weyne
2x

codkii Abdi Tahliil