haduusan caashaqu
indhigihiyo wadnaha bidix
cad kabaxay aheyno
nafta cala laguu sudhay
caqligiyo dareenkiyo
kaa tuban calooshiyo
carabkayga hadalkiyo
codka kuma nugadee
curdii aduunkaa
cisaad iga mudnaato
cidkastaan kaa jecelahee
haduusan caashaqu
culimadii jaceylkiyo
sidii cawka ookale
caabuqiisu igu noqon
carigaynu joogniyo
caalamka oo idil
cishadii timaadaba
cabashada ma daayee
carabkayga hadalkiyo
codka kuma hilaadee
curadii aduunka
cisad iga mudnaanto
cidkastaan kaa jecelahye

Exit mobile version